13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Anaga ayay habeen madow intey satalayt na soo dul marsiiyaan leeyihiin tirokoob ayaan samaynay: Muungaab+MUUQAAL

Muqdisho–Gudmoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa diidey tirokoob aan rasmi ahayn oo dawlada Somaliya iyo qaramada midoobey ka sameeyeen Somaliya oo dhan kaas oo uu ku tilmaamay mid qalad oo aan ka turjumeyn xaqiiqda. Muqdisho haddii tirokoob laga samaynayo wa anaga gobolka lana waydiiyaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM