X

Aqalka sare oo ka aamin baxay ciidamada Somalida dalbadeyna Amisom

Golaha aqalka sare oo ah gole ayna Somalidu waxna ka ogeyn waxna soo kordhin lagana soo guuriyay dalkaasi Maraykanka ayaa madaxa golahaasi sheegay inay dalbadeen Amisom.



Xiisada soo jeedinta ka dhanka ah Jawaari ayaa kjhalkhal ku abuurtey golahan Somalidu leedahay ee inta badan ay ka buuxaan dad aan u bisleyn siyaasada.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi, ayaa sheegay in AMISOM ay u qoreen qoraal ay ku dalbanayeen in ciidamo la keeno Xarunta Aqalka Sare.

Wuxuu sheegay in dalabkaasi gaaray jawaabna sugayaan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.