X

Ciyaar xiise leh oo dhexmartey Brasiil iyo Ruushka

Ciyaar xiise leh ayaa dhexmartey wadamada Brasiil iyo Ruushka oo ka dhacdey dalkasi Ruushka qasatan garoon aad u weyn oo ku yaal caasimada Moskova.

Brasiil oo ka mida dalalka la filayo inay qaadaan koobka kubadda cagta ee aduunka ee ka dhacaya Ruushka ayaa Ruushka siisay fariin ah is habee.





[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JaFuMe7et-s[/embedyt]


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.