Aqoonyahan Gabooye ayaa magaalada Boorama lagu sameeyay cunsuriyadii ugu xumayd. ”Aqoonyahankan oo wax soo bartey kuna dhashay isla magaalada ayaa ka shaqo galay dugsi iskaa wax u qabso lagu dhisay ilaa maamulihii dugsigaas ku yidhi booskaaga uga kac inankeyga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS