X

Qaar ka mida dadweynaha Boorama oo meel saaray wixii ku dhacay ugaaska

Dadweynaha degmada Boorama ayaa fikirkooda ka dhiibtey wixii ku dhacay ugaaska oo horgalo afara oo SNM wadato ay hor istageen ugaska rasaasna ula tageen. ”Wa dad la’aan ayaan odhan karaa ayuu yiri mid ka mida.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.