X

Aqoonyahan Gabooye oo cunsuriyadii ugu xumayd lagu sameeyay

Aqoonyahan Gabooye ayaa magaalada Boorama lagu sameeyay cunsuriyadii ugu xumayd. ā€¯Aqoonyahankan oo wax soo bartey kuna dhashay isla magaalada ayaa ka shaqo galay dugsi iskaa wax u qabso lagu dhisay ilaa maamulihii dugsigaas ku yidhi booskaaga uga kac inankeyga.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.