X

Aqoonyahan Somali ah oo Uhuru u afduuban maalintii sadexaad

Waxa maalintii sadexaad magaalada Nayroobi u afduuban Uhury aqoonyahan Somaliyeed oo aad uga faalooda arimaha geeska Afrika. Waxa Uhuru ku qaniinay faalo ku saabsan xiisada isagu ka abuuray Muqdisho oo uu la taageeray mowqifka madaxweynaha.


”Ilaa hadda wax wara ma hayno ayay yiraaheen qoyskiisa oo sheegay inay booqdeen saldhig kasta iyo xitaa goobtii lagu afduubey. Bilo kahor ayay ahayd markii aqoonyahan kale isna ay Kiiniya ku dishey duleedka caasimada.


Waa qofkii shanaad ee sidan Kiiniya u ugaarsato waxana muuqata inay eryanayso dadka waxgaradka ee hadla ayuu qabaa Cali Calasow. Somalida Kiiniya ayaa walaac ka muujiyay in aqoonyahan C/wahaab sheekh C/samad ay si fudud ku soo celin karaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.