X

Madaxweyne Farmaajo oo markale la yimi dulqaad dheeraa xilli kooxda XALANE qasayso

Madaxweyne Farmaajo wuxuu eryi karaa jar iska xoore Maxamed Xuseen Rooble laakiin ilaa hadda wuxuu la yimi dulqaad dheeraada oo ah tanaasuladii awal lagu yiqaanay ayuu yiri Cali Calasow.


”Ina Xuseen Rooble oo nidaamka dawladnimada ka aradan ayaa shalay iskii dhaariyay kadibna ansixiyay shaqsiyaad uu magacaabay isagoo aan marin nidaamka dawladnimada, madaxweynaha waxa u furnaa inuu sharci burintaas ku eryo laakiin dulqaad iyo caqli celin ayuu ka doortey ayuu raaciyay.


”Waa loo jeedaa in wixiisu eri tahay laakiin haddana waa u gogol badiyay, haddii taasi ayna dulqaad iyo ruug cadaanimo ahayn maxay tahay ayuu qabaa Xuseen Warsame.

Si kastaba ha ahaatee waxa Xamar yimi horjoogeyaasha Galmudug iyo Koofur galbeed oo iyagu dalbaday in loo kaaadiyo si ay xal u raadiyaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.