X

Aqoonyahanada ismaamulka oo markii ugu horeysay si xora uga hadley Jigjiga sheegayna

Aqoonyahanada ismaamulka ayaa markii ugu horeysay si xora uga hadley Jigjiga. Waxay ka hadleen in dadkooda loo xiri jirey hebel ayaa ka hadley Yurub.


Waxa ka sii daran madaxweyne ku xigeenka maamulka oo aan qarinba in dadka lagu tuman jirey loona samaystey koox heego la baxdey. Xamdi Aadan ayaa sheegay inuu isagu ahaa qofkii ugu horeeyay ee qaata isbedelka.

Somalida ku nool Kilinka Shanaad ama Somali galbeed ayaa u baahan inay dejiyaan siyaasad ay kuwada noolaadaan iyagu marka hore taas oo keeni karta mustaqbal ay uga tashadaan aayahooda.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Fc4yH6bqMF0[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.