X

Beel cadaalad xumada Muuse Biixi is hayn kari weyday oo afka furatey

Beel cadaalad xumada Muuse Biixi is hayn kari weyday oo dhambaal u direy xoghayaha qaramada u fadhiya Somaliya Maykal Kiiting. Cadaalad xumada iyo qaraabo kiilka maamulka Somaliland ayaa maraya halki ugu xumaa.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=yBY6z2Fbcso[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.