Weerarkii ay ku haligmeen argagixisada shabaab badankoodu ayaa waxa tafaasiil ka bixiyay afhayeenka ciidanka booliiska oo isagu ku jiray isla huteelka. Wuxuu yiri ”afka markaan saaray xabadii ugu horeysay eeĀ afurka ayuu qaraxu dhacay kadibna qorigeygaan hore ka qaatey waxaanan jabiyay albaabka dambe halkaas ayaan kadib ka dagaalanay una diidney in ay huteelka soo galaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay