10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG ajaanib Somali u badan oo goobaha ganacsi laga xirey dalkaasi Koofur Afrika iyo Malaawi oo..+SAWIRO

Koofur Afrika–Dalkaasi madowgu hinaasan yahay ee Koofur Afrika ayaa maanta albaabada loo laabey goobo ganacsi oo aad u farabadan oo ay u badan yihiin Somalida. Goobahan ganacsi ee hoostagaya tuulooyinka magaalada Johannesburg kadib markii maalin cad ay soo weerar tageen dad boob iyo dhac doon ah.

Waxaa goobta soo gaaray Booliskii dalka South Africa kuwaasoo mararka qaar lagu eedeeyo inay boobka qayb ka noqdaan.

Dhinaca kale dalka Malaawi ayaa noqotey dalkii ugu horeeyay ee dadkeeda ka soo daadgureeya Koofur Afrika halkaas oo boqorka dalkaasi sheegay in ajaanibta noloshoodu halis ku jirto.

pss4[1]pss5[1] pss6[1] pss7[1] pss8[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS