November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG argagixisada oo dhul ku waydey weerar ay ku soo qaadey deegaan u dhow Afgooye

Argagixisada shabaab ayaa deegaano horlehnku wayday weerar ay xalay ku hungowdey oo ay ku soo qaadeen deegaan u dhow Afgooye. Weerarka kadib ayaa argagixisada la cayrsaday iyagoo y ka soo hadhay nafi orod ayay kugu aamintaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS