Boorama–Wakiilka Siilaanyo u fadhiya Awdal Ramaax ayaa saxaafada tusay hub uu sheegay in ay qabteen. Hubkaas oo aan badnayn ayaa u muuqda mid la soo abaabuley oo taageero lagaga doonayo Itoobiya,,waxa uu sheegay in la hayo cida ka dambeysa qaar kalana lagu dabajiro. Ma sheegin sida loo qabtey iyo goorta lagu qabtey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay