24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG barnaamij buuxa oo laga diyaariyay dagaalkii Puntland hilfaha ugu qaaday caruur ay soo waaleen

Dagaalkii Puntland hilfaha ugu qaday dhigmiiradka shabaab ee soo adeegsaday caruur iyo kuwo hore nolosha uga dhacay si ay u fushadaan dantooda burburinta dalka Somaliya ayaa lagu soo bandhigey barnaamij si buuxda uga hadlaya sidii loo eryadey hilfahana loogu qaaday. Waxa ku jira kuwa xasuuqa ugaadhsiga gaysta waxana sidii caadiga ahayd loo sheegay in ay gaalo la soo dagaalamayaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS