X

ARAG barnaamij xiiso leh oo fanaanka Nimcaan Hilaac lagu waraystey iyo joogistiisa Xamar+heeso

Fanaanka da’da yar ee Nimcaan Hilaac ayaa wali ku sugan Muqdisho halkaas oo uu ka helay soo dhaweyn aanu waligii ka helin meelkale taas oo ay u dheertahay in ay gashay muxubo jacayl ogaadeyna sida dadkiisu u jecelyihiin. Fanaanka ayaa waraysi siiyay telefishanka qaranka kana Hadley arimo badan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.