November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG barnaamijka ciida iyo fanaaniinta xooga dalka Somaliyeed ee Horseed iyo ruugcadaa hore

Fanaaniinta xooga dalka Somaliyeed ee Horseed ayaa ku soo bandhigey Muqdisho murti iyo heeso guubaabo ah oo ku aadan munaasabada ciida soonfur. Waxa goobta lagu waraystey fanaaniin rug cadaa iyo qaar qaadi jirey heeso caanbaxay aadna loo dhegeysan jirey oo wadani ahaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM