X

Arag bandhig faneed ay wada dhigeen Nimcaan Hilaac iyo Fartuun Cumar oo ruxey Muqdisho

Fanaanka da’da yar ee Nimcaan Hilaac iyo Fartuun Cumar ayaa bandhig faneed ku qabtey huteel ka mida huteelada Muqdisho halkaas oo aad loo soo buuxiyay. Nimcaan Hilaac ayaa ka qaaday heesihiisa aadka loo jecelyahay iyadoo saxawanka iyo sacabku isbaxay. Fanaanada Fartuun Cumar ayaa iyana qaybteeda dhalintu kuraasta ka kaceen. Bandhig faneedyada noocana ayaa ku yar Muqdisho iyadoo amniga magaaladu uu soo noqonayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.