X

Taliska xooga dalka Somaliyeed oo faahfaahin ka bixiyay hawlgalo ka socda gobolka Gedo

Taliyaha ciidanka xooga dalka Somaliyeed ayaa warbixin ka bixiyay hawlgalada ka socda gobolka Gedo halkaas oo baxsad ay yihiin argagixisada caalamiga ah ee shabaab ee gumaadka ku haya ummada Somaliyeed. Taliyaha ayaa sheegay in ciidanku galeen deegaano u dhexeeya degmada Baardheere iyo gobolka Bay.

C/llahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.