Ceel biyood xilligii loo baahnaa fadhiistey dadkii deganaa ee ku noolaana ay ka qaxeen ayaa hadda dib boodhka looga jafay iyadoo booqasho uu halkaa ku tagey agaasimaha biyaha ee gobolka Awdal isagoo codsaday in la helo qalab ku shaqeeya qoraxda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM