November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG ciidamada nabadsugida Qaranka oo iska baadhay guryo lagu tuhunsan yahay in dilal laga soo abaabulo

Ciidamada sida aadka ah u tababaran ee nabadsugida qaranka ayaa iska baadhay guryo lagu tuhunsan yahay in laga abaabulo dilalka ay fuliyaan argagixisada caalamiga ah ee shabaab e banaystey dhiiga bani aadamka. Waxa la soo qabqabtey dhalinyar si fiicana la isaga baaray waxana goobtga loga tagay ciidan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM