Hargeysa–Muranka muddo kordhin loo sameeyo Siilaanyo oo hawlgaba ayaa si xun u kala qaybbiyay ururada beesha dhexe. C/raxmaan Ciro ayaa isagu diidey in bisha Juun ee sanadka dambe ee gudiga doorashadu iclamisay ayna jirin sabab kale oo Siilaanyo oo hawlgaba loogu sii kordhiyo ayna isla garten beesha caalamka inta taageerta sida Ingiriiska.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay