22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG dadkeena ku nool Baardheere iyo Diinsoor oo markii ugu horeysay xoriyad hadlay iyo xaalada xun ee ay ku jireen

Warbaahinta qaranka ayaa markii ugu horeysay booqatay magaalooyinka Baardheere iyo Diinsoor oo laga xoreeyay argagixisada shabaab ayaa xoriyad hadlay. Waxase dadku sheegeen in goobihii adeegyada bulshada xilli hore ay burburiyeen argagixisau una isticmaaleen meelo lagu gawraco dadka. Dadka ayay ka muuqataa wajiyo cabsi leh.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM