20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG dadweyne isku dayay in ay badbaadiyaan guri degaya oo biyo soo galeen

Mulkiilaha guri ku yaala eeshiyada Koofureed ayaa codsaday in la badbaadiyo gurigiisa oo degaya oo biyuhuna soo galeen. Dadkii isugu yimi ayaa midba qori iyo wax ku akhriyay waxase si filaana u soo galay biyihii waxaanad ka yaabeysaa sida gurigu u degayo.

ARAABINEWS.COM