Jubba–Dagaal joogta ah ayaa u dhexeeya ciidanka dawlada ee taagta daran ee laga qadiyay hubkii ay ku dagaalami lahaayeen iyo maleeshiyada shabaab. Dagaalkan ayaa u muuqda in ciidanka dawlada dhexda loo galay laakiin ayna arkayn cida ay la dagaalamayaan sida aad arki doontaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay