Tooratoorow oo ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose ayaa laga xoreeyay argagixisada shabaab waxana durba laga dareemayaa dhaqdhaqaaq nololeed oo ka jira. Dadweynaha oo neeftu ka soo baxdey ayaa isku soo baxay goob ay joogeen ciidanka dawlada iyo kuwa Amisom.
Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose ayaa kasoo muuqday sawirada isagoo ciyaaraha dhaqanka la ciyaaraya shacabka ku dhaqan magaaladaasi oo ciidamada dowlada qabsadeen 2-6-2015.
Dhaqdhaqaaq ganacsi iyo isdhexga bulsho ayaa ka muuqdo magaalada Toorotoorow ee gobolka Shabeelaha Hoose oo ay sameynayaan dadka deegaanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM








Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay