23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG dhalinyartii dhalatay burburka kadib oo fikirkoodka dhiibtey xayiraada diyaaradaha Hargeysa

Telefishanka Star ayaa dhaslinta reer Hargeysa la dhexmartey fikirkooda ku aadan xayiraada ay saartey dawlada Somaliya kadib markii maamulka Hargeysa cunsuriyad kula kacay una gooyay dadka Somalida lacag SOCO AH bilaabeyna in uu ka qaado lacago.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS