X

ARAG dood laysku jaray oo ku saabsan raga fura xaaskooda maxaa u diidey caruurtooda

Dood aad u kulul oo lagu falanqeeyay raga fura xaaskooda maxaa u diidey caruurtooda mise way isla nacaan iyada iyo caruurta mise xaaskoodaa u diida. Waxa doodan falaqaynaya laba haweena oo doodoodu ay keentay fikrado kala duwan.

ARAABINEWS.COM nagala soo xiriir araabinews.com

admin:

This website uses cookies.