Dood laysku jaray ayaa looga hadlay khayraadka dalka qaasatan Koofurta inta la ogyahay…doodan u dhaxaysay rag aan la garanayn aqoontooda dhinaca khayraad ururinta ayaa sheegay in badda u dhaxaysa Marka iyo Kismaayo lagu sheegayo in ay ku jirto saliid aad u farabadan inkastoo wali aan la soo saarin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM