X

Arag Faarax Murtiile iyo Ilwaad Igland oo hees shirib ah soo saaray: shifeyso jacayl sharba kuuma lee

Faarax Murtiile oo lagu yaqaano qosol qosolka ayaa hees shiriba soo saaray. Shiribka ayaa laga ciyaaraa magaalooyinka Xamar ku teedsan. Waxa la qaadaysa fanaanada codka macaan ee Ilwaad Igland. Shifeyso jacaylka sharba kuuma lee.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.