X

Boobe Yuusuf oo gabay ka tiriyay isbaarada cusub ee Siilaanyo dhigtey dekkeda Berbera+MUUQAAL

Hargeysa–Yuusuf Boobe ayaa gabay ka tiriyay isbaaro nin wasiira oo hadana ganacsade ah uu u dhigtey dekeda Berbera qaasatan kuwa soo dejiya baabuurta. Baabuurta ayaa lagu baadhaa toos aan waxba muujinaya halkaas oo ganacdsadeyaasha looga qaado lacago saaida.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.