November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG fadeexad gabdho ciidanka Siilaanyo caayeen markey ogaadeen in ay yihiin qabiilka Gabooyaha ee Daami

Gabdhahan ayay ciidanka SNM ee Wajaale jooga waxa lagu soo xereeyay xero booliis halkaas oo faraha loola tagey iyadoo intaa la caayayo. Gabdhahan ayaa sheegay in hablo kale ku shaqaysteen oo degan Hargeysa isla markii ay sheegeen Hargeysa ayay yiraahaan Daami”aabihiin Daami ka wasa waa wada Daami. Gabdhahan ayaa raga hortooda faraha lala galay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM