23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG Falastiinta oo gubey gaadhi Yuhuudu leedahay iyo dhaawac Falastiini ah oo ay diideen in la qaado

Dhalinyarada Falastiinta iyo Yuhuuda ayaa waxa dhexmaray Falasytiintu ku gacan sarayso iyagoo gubey gaadhi Yuhuudu leedahay kuna gubey batrool lagu daray walxaha qarxa. Yuhuuda ayaa adeegsatay qiiq iyo rasaas waxayna diideen in la qaado dhaawaca wiil dhalinyara oo Falastiini ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM