05/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG fanaaniinta Nakruuma iyo Safiyo Tusmo oo wacdaro ka dhigey ruwaayad dhaqameed laga dhigey Maraykan

Fanaaniinta Nakruuma iyo Safiya Tusmo ayaa wacdaro ka dhigey ruwaayad dhaqameed lagu dhigey Minnesota, Maraykanka halkaas oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne aad u farabadan oo u heelan in ay maqlaan dhaqankooda iyo ruwaayado ay ugu dambeysay muddo. Somalida Maraykanka ayaa ah kuwo dalkooda aad u jecel.

ARAABINEWS.COM