Korontada Somaliya ayaa guud ahaan lagu tilmaamay tan ugu qaalisan aduunka iyadoo dadka si toosa loo dhaco. Warshadaha ku shaqeeya batroolka ayaa aad ugu badan gobolada dalka iyadoo eeda ay leeyihiin kuwa sheeganaya mamulada iyo kuwa dawlado sheeganaya. Filimkan ayaa eeda saaraya kuwa korontada laga kireysto halkii uu eeda saari lahaa maamulka Siilaanyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay