X

ARAG kooxda Maraykanka ah ee Bob Band oo heeso u tuntey fanaanka Dalmar yare

Kooxda Maraykanka ka dhisan ee Bob Band oo hore ugu tuntey Maryan Mursal ayaa doorkan si ugu tuntey fanaanka da’da yar ee Dalmar yare heeso ay ka mid yihiin Hooyo. Waxa daadihinaya Liibaan Show.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.