X

Gudoomiyaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud oo sheegay in ganacsatada cabanaysa ayna caban karin

Ganacsato daraad ka cabatay lacag uu korodhsadey maareeyaha dekeda Berbera ayaa wax laga waydiiyay Saleebaan Gaal wuxuuna ku jawaabay in aanu waxna ka ogeyn hadayso jirto wuxuu yiri maba caban karaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.