Taariikhda Woqooyiga Somaliya ayaa markii ugu horeysay lamaane aad u da’yar ay isku guursadeen magaalada Hargeysa. Lamaanaha oo da’deedu kala tahay 11 jir iyo 13 jir ayaa hore isugu diideen waalidiintoodu laakiin markii dambe ay isku meherisay maxkamad. Waa dhacdo ugub ku ah Woqooyiga Somaliya in caruur sidaa u da’yar ay is guursadaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay