Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa dhagax dhigey kuliyada cilmiga fanka iyo suugaanta. Qudbad uu madaxweynaha ka jeediyay goobta ayuu ku tilmaamay muhiimada ay leedahay dib u furista akademiyadan. Wuxuuna yiri ummad aan garanayn halka ay timid waxay ku dambeysaa burbur laxaadle taas oo hadda haysata umadeena. Waxa kale oo uu yiri waxaan abuuri doonaa xarun goboleed lagu barto afSomaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
![78[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/781.jpg)
![89[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/891.jpg)
![104[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/1041.jpg)
![129[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/1291.jpg)
![131[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/07/1311.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay