X

Arag markay arkeen in laga hadlayo masiirka dadka reer Woqooyiga ayay maamulka Hargeysa ka soo ordeen Turkiga: DOOD KULUL

Markay arkeen in laga hadlayo masiirka dadka reer Woqooyiga ah ayay maamulka Hargeysa ka soo ordeen shirkii Turkiga iyagoo marmarsiiyo ka dhigtey waxa ku jira dad reer Woqooyiga shirka..waa dood kulul oo loo qabtey Maxamed Yaasiin oo ka socda maamulkla Hargeysa iyo safiirka wareega mudane Danjire C/rashiid Adan Seed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.