ARAG masiibo ay soo maleegeen argagixisada shabaab oo shacabka laga badbaadiyay
Waxa saaka barqadii lagu guulaystey in shacabka laga badbaadiyo masiibo ay soo maleegeen argagixisada shabaab oo gawaadhi ku soo xirey walxaha qarxa, gawaarida mid ka mida waxa lahaa qof shacaba.