Baki–Hub maanta saxaafada loo soo bandhigey oo la sheegay in la helay ayaa noqdey hub ay ka dhacday dawladii hore ee Somaliya..hubkan ayaa hadda u gacan galay maleeshiyada Hargeysa iyagoo ku gumaadi doona shacabka reer Awdal..Lama garan karo waxa odayaashani u sugeen xilligan iyagoo hadda sheegaya in SNM daacad u yihiin..hubkana ay u hayeen dawlada..waxay beeniyeen in Ramaax cid xidhey xidhina doonin.
Deegaanka hadda laga helay ayaa ah deegaan ay SNM isku direyso dadka deegaanka tana waxay rabaan in ay uga faaiideystan iskudirka dadka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay