November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Arag muuqaal dab aad shidataan waxba idiin tari maayee dagaalamadee: Hooyo cadhaysan oo reer Lawyacado ah

WP_20150227_019Lawyacado–Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya Lawycado ayaa sheegay in maleeshiyada Siilaanyo ay ku dileen Lawyacado haweenay bixin wayday sodon doolar oo sida ay sheegeen uu urursado nin Siilaanyo ka keensaday BURCO.

Banaanbaxyadan ugu dambeeyay ayaa yimi iyadoo xaalada gobolkaasi ku sugan tahay halkii ugu xumayd iyo cadaadis dhaqaale iyo mid dadba ay saareen laba dhinacba.

Muuqaalkan hoose oo muujinaya sida shacabka reer Lawyacado ay uga cadhaysan yihiin baada laga qaado ee Burco guryaha looga dhisto. Hoyo ku dhawaaqaysa dagaalama dab la shitaa waxba idiin tari maayee

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS