23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG muuqaal dhamaystiran wasiir Samsam oo Boorama xadhiga ka jartey dhisme ay yeelan doonto wasaaradeeda

Wasiirka maaliyada Somaliland Samsam ayaa xadhiga ka jartey dhisme ay yeealan doonto wasaaradeeda magaalada Boorama waxana goobta ka hadlay masuuliyiinta magaalada oo iyagu ku darsaday hawsha furitaanka. Gudoomiyaha jaamacada Camuud ayaa dhinaca kale sheegay in lacagta ay ka qaadaan ardayda ay ku jirto baasiinka lagu shubo gawaadhida taas oo aan waalidiintu hore u ogeyn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM