Boorama waxay ka mid tahay magaalooyinka hurda ee ayna ka jirin dhaqdhaqaaq ganacsi oo aad u badan iyadoo magaaladu ah geri go,an hal dhinac kaliya u furan tahay aanad moodo in ay saran tahay cunaqabatayn,. Dhalinta tahriibta ayaa ka yimaada Boorama. Arabg muuqaal xayaysin oo loo sameeyay goobaha dadku dhiseen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay