Hogaamiyihii dalka burburey ee Libya Qadafi ayaa Carabta uga digey in ay cadaawad u qaadaan Iran wuxuuna sheegay in khaliijka boqolkiiba sideetan uu yahay Iraaniyiin halka madaxda kaliya tahay Carab.
Wuxuu kaloo is waydiiyay sababtii Maraykanku u daldalay Sadaam Xuseen oo Carabtuna u qoslayeen wuxuuna saadaaliyay in halhal loo ugaarsan doono halka madaxda Qadar, Kuwayt, Asadka Siiriya ee Sucuudigu dalkiisa bnurburiyay ay qoslayaan.
Qadafi ayaa ka hadlay in Yuhuuda ay Carabtu yiraahaan ku noqda xadkii 1967 wuxuuse Carabta waydiiyay dhulkii ka horeeyay 1967 miyaa la iska ilaaway maxaase Yuhuuda loola dagaalay.
Qadafi ayaa aakhirkii saadaaliyay in Maraykanku dili doono waxayna u dhacday sidii waxana diley reer Galbeed intii dirxigii hoos yaacayay ayna toogan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay