23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG qayb kale oo ku saabsan banaanbixii balaarnaa ee reer Awdalstate ka dhigeen London

Waa qaybkale oo ku saabsan banaanbixii balaarnaa ee Awdalstate ka hor dhigeen xarunta Ingiriiska looga taliyo. Banaanbaxan oo qaybtiisii dambe aad u xoogeystay ayaa waxa ka hadlay dadkii halkaa isugu yimi oo dareenkoodu kacsanaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM