Somalida Itoobiya ayaa si weyn uga qaybgalay xuska sanadka Itoobiya xaflad loo sameeyay oo ka dhacday magaalada Jigjiga. Waxa xuskan ka qaybgalay fanaan badan oo reer Hargeysa ah iyo kuwa reer Awdal sida Aamina Faarax (Aamina Gacanloo).
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM