22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG qofkii ugu horeeyay oo durba baasaboor ka qaatay Buhoodle iyo dareenkiisa iyo kan dadka

Qofkii ugu horeeyay ayaa durba baasaboor Somali ka qaatay Buuhoodle isagoo magaaladiisa joogo. Nin ganacsade ah oo noqdey qofkaas ayaa dareenkiisa ka celiyay sida uu ugu faraxsan yahay qaadashada baasaboorka sheegayna in uu gurigiisii uGu yimi waxaanse ku mahadsan Rabigeena.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM