X

Arag qosol qosol laga sameeyay musqulaha Somalida oo fayo dhawrkoodu aa u liitaan iyo oday Cabdulle

Sida dhaqanka ah musqulaha Somalida ayaa ugu fayo dhawr xun waxayna kugu kalifaysaa in aanad isticmaalin. Waxa inta badan jirta nin aqal weyn dhisanaya hadana halkii guriga ugu muhiimsanayd caafimaadkiisa aan hagaajin.

Inkastoo qosol qosol loogu talogalay hadana waa khatar caafimaad oo markasta jirta oo u baahan in laga sameeyo wacyi gelin badan.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.